Trending News

Subscribe Now

* You will receive the latest news and updates on your favorite celebrities!

Hargeysa.com

Wargeyksa Hargeysa.com waa wargeyskii ugu horeeyey ee noociisa ah qaaradda Afrika, marka laga eego qaabka uu wararka u soo gudbiyo oo ah mid ku cusub qaaraddan.

Wargeyskan waxaa wararkiisa intooda badani ka iman doonaan gudaha caasimadda, wararkaas oo ku iman doona qaabka xaafad, xaafad & degaan, degaan, taasoo ah qaab aaney u shaqeynin warbaahinta Afrika ama Caalamkaba intooda badani.

Wararka aad ka daalacaneysaan hargeysa.com, ayaa intooda badan waxaa soo gudbiya inta badan qorayaal  degan deegaanada ay ka soo warbixinayaan, ee uusan soo gudbin qof soo booqday markaas si uu sheekadaas u qoro.

Wargeyskan oo ku soo baxa qaabka mareegaha (Online) ayaa ah mid si gaar ah uga soo warbixiya Hargyeysa & nawaaxigeeda. Waxuuna la maataano yahay wargeysyada kale ee Hargeysa CityPages iyo Hargeysa TV.

Haddii aad dooneyso xayeysiis, fadlan nagala soo xidhiidh emailka: hargeysaawinews@gmail.com

Sidoo kale haddii aad dooneyso inaad ka qeyb qaadato wargeyskan nala soo xidhiid, laakiin ogoow waa inaad deggan tahay xaafadda/degaanka aad ka soo warbixineyso.

Aad baanu idiin soo dhaweyneynaa talo & tusaalooyinkiinaba.

Mar walba xidhiidhkeenu waa: hargeysaawinews@gmail.com,

Sidaa iyo wadashaqeyn wacan,

Maamulka Hargeysa.com

 

 


 

Hargeysa.com is first of its kind Online media in Africa.

Our model of work is different from any other one out there or you have seen before, in terms of its broad coverage & its accuracy. Our style of news coverage is a district by district, village by village, city by city, based news, where reporters are residents, locally based individuals not an outsider or someone sent to cover the story.

Hargeysa.com and its sister publications & TV, Hargeysa CityPages (Hargeysaawi) & Hargeysa TV respectively, have became the news and information media of choice for many, both at home and abroad.

We welcome all our readers, reporters/contributors, their support as we continue to present an advanced and world class of news media.

you can always reach us at: hargeysaawinews@gmail.com

Welcome again,

Hargeysa.com

Leave a Reply

Required fields are marked *