Trending News

Subscribe Now

* You will receive the latest news and updates on your favorite celebrities!

Hargeysa CityPages (Hargeysaawi)

Wargeyska Hargeysaawi (Hargeysa CityPages),  waa wargeys toddobaadle ah oo ka soo baxa caasimadda, taasoo aanu ku soo bandhigno sheekooyin, wareysiyo, barnaamijyo & dhacdooyin xiiso leh oo la xidhiidha dadweynaha ku nool dalka gudihiisa ama daafaha kala duwan ee caalamka.

Waxaanu si gaar ah uga sheekeyn doonaa; waxyaalaha (events) ka socda magaalada ama dalka dibaddiisa toddobaadkaas ama toddobaadyada soo socda.

Hargyesa CityPages ama Hargeysaawi waxuu ku soo baxaa luqadaha Somali & English.Waxuuna ku soo kala baxaa laba qaab, qaab daabacaad ah oo aad ka heli karto goobaha bulshadu isagu timaado & goobaha waaweyn ee la seexdo (Hotels) & qaabka kale ee e-journal oo aanu kuugu soo direyno emailkaaga.

Haddii aad dooneyso inaad la socoto dhacdooyinka magaalada ama aad dooneyso inaad ka mid noqoto qoraayaasheena xorta ah (freelancers/contrabutors), fadlan nala soo soo xiriir, waanu ku soo dhaweyneynaa.

Haddii aad dooneyso inaad  ku xayeysiisato Wargeyska Hargeysaawi (Hargeysa CityPages), fadlan, noo soo dir e-mail, adigoo ku soo lifaaqaya magacaaga, ujeedaada & teleefoonkii aan kaala soo xiriiri laheyn.

Fadlan noo  soo dir e-mailkaaga, si aan kuugu soo dirro Wargeyska Hargeysaawi (Hargeisa CityPages) Khamiis kasta ka filo emailkaaga.

nagala soo xidhiidh:: hargeysaawinews@gmail.com

Soo dhawaada,

Wargeysaka Hargeysaawi
Maamulka Hargyesa CityPages