Trending News

Subscribe Now

* You will receive the latest news and updates on your favorite celebrities!

Hargeysa TV

Hargeysa TV waa qeyb ka mid ah bahda warbaahinta Hargeysa.com.

Hargeysa TV waxaanu badanaa ku soo bandhignaa barnaamijyo muuqaalo ah oo kala duwan.

Barnaamijyadaas oo kala duwan waxaa ka mid ah warar & wareysiyo aad & aad u xiiso badan oo khuseeya nolasha qof kasta  oo naga mid ah..

Waxaad barnaamijyada Hargeysa TV ka daawan kartaa mareegaha Hargeysa.com ama Channelkeena aanu ku leenahay baraha Youtubka.

Wixii faahfaahina ama haddii aad dooneyso xayeysiis ama inaad qeyb ka noqoto warbaahintan, nagala soo xidhiidh: hargeysaawinews@gmail.com, adigoo xusaya inay fariintaadu ku socoto hargeysatv ama meesha oraneysa emailkaaga “subject” ku qor hargeysa tv.

Sidoo kale haddii aad heyso barnaamij mudan in bulshada lala wadaago, nala soo xidhiidh.

Aad baad ugu mahadsantahay booqashadaada,

daawasho wacan,

Maamulka Hargeysa.com