Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
HARGEYSAAWI | City PagesWaxaa La Keenay Qalabkii lagu iftiiminayey Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium.

Waxaa La Keenay Qalabkii lagu iftiiminayey Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium.

Xukuumada Somaliland ayaa Maanta bilawday mashiinkii iftiimin lahaa Gegada Kubbada Cagta ee Hargeysa stadium. Ka dib markii ay dadweyne badani cabasho ka muujiyeen garoonka markii ay ka socotay ciyaarihii gobolada eekal hore.

Shirkadda Be Green Energy ayaa saaka keentay Qayb ka mid ah Qalabkii lagu iftiiminayey Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium.

Sida uu ii sheegay Maamulaha Shirkadda Be Green Energy Cali Jibriil Xirsi , waxa lagu iftiimin doonaa Hargeysa Stadium Laydhadh waaweyn oo la waafajiyey Fifa Standard.
Waxa maalgeliyey Mashruuca Xukuumadda JSL.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles