Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized"Ganacsatadayadu Xoolahooda Way Hor Socdaan" Abiib Timacad

“Ganacsatadayadu Xoolahooda Way Hor Socdaan” Abiib Timacad

“Ganacsatadayadu Xoolahooda Way Hor Socdaan” Abiib Timacad
“Maanta Lama Waayin Nin Jibriil Abokor ah oo leh han Madaxwayne balse wuu ku dhiiran la’ yahay, waayo Ganacsatadii taageeri lahayd ayaanu haysan.
Inaga ganacsadaheenu Xoolihiisa wuu hor socdaa ee ma dabo socdo, haddii aad xoolaha hor socotana waxa kaa horeeya oo aad arkaysaa waa banaan.
Laakiin haddii aad dabo socoto waxa ay indhahaagu qabanayaan Ahminkii iyo wixii ka go’ayay” Abiib Timacad
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles