Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedDuqa Gabiley Oo Cidlo Taagan Ka Dib Markii Ku Xigeenkiisii uu La Saftay Mucaaradka

Duqa Gabiley Oo Cidlo Taagan Ka Dib Markii Ku Xigeenkiisii uu La Saftay Mucaaradka

Khilaafkii u dhaxeeyay Golaha Deegaanka ee Magaaladda Gabiley ayaa mar kale soo labo kacleeyay, kaas oo aan xal loo helin, ka dib markii si lama filaan ah uu ku xigeenkii duqa Magaaladaasi ugu biiray xubnaha Mucaaradka ah.
Dr. Cabdilaahi Ismaaciil ayaa ku biiray xubnaha aqlabiyadda ee doonaya in meesha laga saaro Mayorka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay ku eedeeyeen in uu lugaha kula jiro fadeexado musuqmaasuq.
Xukuumadda Somaliland ayaa Xubnahan hore uga hor joogsatay in ay fadhi isugu yimaadaan si meesha looga saaro duqa Magaaladaasi.
Khilaafka ka taagan Golaha Deegaanka ee Magaaladda Gabiley ayaa ah kan sida wayn isha loogu Wada hayo, waxaana uu hadda Gabi ku soo ciiray Duqa Magaaladdaasi kaas oo uu ka dhaqaajiyay ku xigeenkiisii uu sida wayn isugu halaynayay
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles