Hargeisa
broken clouds
22.8 ° C
22.8 °
22.8 °
61 %
9.7kmh
56 %
Fri
33 °
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
spot_img
Friday, September 25, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedJidadka Magaalada Jigjiga oo Dhowaanahan Saxmadoodu Badatay.

Jidadka Magaalada Jigjiga oo Dhowaanahan Saxmadoodu Badatay.

Booliska ilaalada waddooyinka iyo Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka DDS oo ka arrinsaday yaraynta saxmadda magaalada Jig-jiga.
Kulankan ayay labada dhinaca iskaga xog-waraysanayeen caqabadaha gundhigga u ah cidhiidhiga waddooyinka iyo sidii loo dhimi lahaa dhinac walbana waajibaadkeeda gaar ahaaneed u qaadan lahaayeen.
Booliska ilaalada waddooyinka ayaa soo dhigay talo-bixinno la xidhiidha hannaanka loo hirgalin karo sharciga in marka hore la sameeyo caalamadihii waddooyinka.
Wasiir-ku-xigeenka Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka DDS Marwo C/casiis ayaa sheegtay in gacanta lagu hayo samaynta laydhka hagista baabuurta, wakhti dhawna la samayn doono caalamadihii kale ee waddooyinka.
Gaashaanle-sare Cali Cabdi Jabbaar, ku-xigeenka Komishinka Booliska DDS ayaa sheegay in ku-shaqaynta sharciga waddooyinka ay bulshadu ilaaliyaan, ciddii xad-gudub samaysana wuxuu sharcigu u gooyo leedahay.
SRTV
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles