Hargeisa
clear sky
22.8 ° C
22.8 °
22.8 °
57 %
10.6kmh
3 %
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
Wed
31 °
spot_img
Saturday, September 26, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedWasaaradd Boqol Qoys U Qaybisay Xoolo Nool

Wasaaradd Boqol Qoys U Qaybisay Xoolo Nool

Mashruuca Dib u xooleynta ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL
Waxaa sanadkii labaad dib u bilaabmay Mashruuca dib u xooleynta dadkii Xooluhu ka baxeen kaas oo laga maalgalinayo miisaaniyada qaranka.
Waxaana fulinaysa Mashruucan Wasaaradda Xanaananadda Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga JSL
Arbaca 24/11/2021 waxaa rasmi ah Iga bilaabmay Gobolka Awdal Mashruuca dib u xooleynta dadkii Xooluhu ka baxeen kaas oo loo qeybiyey 100 Qoys
Kun neef (1,000)oo dhaqmaad ah
Tirada guud ee qoys kastaa helay waa 10 Neef
Qoysaska ka faaidaysan doonaa waxay dhan yihiin 1,000 Qoys.
Xafiiska Media ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Hor. Kalluumeysiga
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles