Hargeisa
overcast clouds
23 ° C
23 °
23 °
59 %
7.9kmh
100 %
Fri
33 °
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
spot_img
Friday, September 25, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedWajigii Labaad Ee Shirkii ay sida Wada Jirka Ah U Qabteen Hay'adda UNICEF iyo Wasaaradda Biyaha JSL oo Socda.

Wajigii Labaad Ee Shirkii ay sida Wada Jirka Ah U Qabteen Hay’adda UNICEF iyo Wasaaradda Biyaha JSL oo Socda.

Waxa Maanta La Isugu Yimi Wajigii Labaad Ee Shirkii ay sida Wada Jirka Ah U Qabteen Hay’adda UNICEF iyo Wasaaradda Biyaha JSL.
Shirkan Oo Uu Hore U Furay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Mudane Siciid Axmed Jibriil Oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Eng Abdiraxmaan Faarax Belel Ayaa Lagaga Wada Hadlayaa Diyaarinta Qorshaha Cusub Ee Mashaariicda Horumarinta Biyaha Ee La Qaban Doono iyo Dib U Eegista Waxqabadkii Sannadkan 2021.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles