Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedWiil Yar Oo Kelyaha Lagala Baxay Dalka Maryakanka!

Wiil Yar Oo Kelyaha Lagala Baxay Dalka Maryakanka!

Waxaa baraha bulshada si weyn looga hadal hayay maalmihii la so dhaafay dhacdo ku saabsan haweeney Soomaali oo ku sugan dalka Mareykanka oo ooyneyso xilli la sheegay in wiilkeeda oo meyd ah lagala baxay qaar kamid ah xubnaha jirkiisa.
Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa la arkayay hooyada oo aan magaceeda la sheegin iyo dhowr haween oo kale oo kor taagan meydka wiilka ka hor inta aan la aasin.
Muuqaalka oo ah mid argagax leh ayaa waxaa ka muuqda meydka wiilka oo la jeexay iyo afar haween Soomaali ah oo ku dul oynayay oo ay ku jirta wiilka hooyadii oo aan magaceeda la sheegin.
“Afarta dumar baan ku taaganahay, meydkayagii wakaa, waataa hooyadii dul taagan, waatan hooyadii ooyayso, meydkii waa la qashay, kilyihii baa lagala baxay, beerkii baa lagala baxay” waxaa sidaas tidhi qof dumar ah oo meydka ag taagneyd xilli oohin la maqlay.
Najax Aadan Cunaaye.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles