Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedHooyooyin Wiilasha ay Dhaleen Kubbadooda u soo Daawasho Tagay

Hooyooyin Wiilasha ay Dhaleen Kubbadooda u soo Daawasho Tagay

Hargeysa: Tartanka xiisaha badan ee Degmooyinka Magaaladda Hargeysa ayaa gunaanad ku dhaw.
Waxyaabaha soo jiitay Warbaahinta waxa ka mid ah hooyooyin Wiilasha ay dhaleen kubbadooda u soo daawasho taga, si ay ugu dhiiri geliyaan.
Degmooyinka Maxamed Mooge iyo Axmed Dhagax oo finalka isugu soo hadhay ayaa laba wiil oo u kala ciyaaraa ay garoonka ku soo dhaweeyeen Hooyooyinkood oo 90kii daqiiqo ee ciyaarahoodu socdeen tarabuunka ka daawanayeen.
Xigasho: Najax Aadan Cunaaye.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles