Hargeisa
overcast clouds
23 ° C
23 °
23 °
59 %
7.9kmh
100 %
Fri
33 °
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
spot_img
Friday, September 25, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized“Danta Itoobiya waa Nabad iyo Horumar. Waxaa Nalagu Qasbay Dagaalkan", Abey Ahmed.

“Danta Itoobiya waa Nabad iyo Horumar. Waxaa Nalagu Qasbay Dagaalkan”, Abey Ahmed.

Abiy Ahmed ayaa ugu baaqay Ciidamada Tigray-ga iyo saraakiishooda in ay si deg deg ah isugu dhiibaan Dawladda.
Abiy waxa uu sheegay in ciidamada Qaranku aad u kacsan yihiin oo ay qaadayaan hawl-gal kama danbays ah.
“Danta Itoobiya waa nabad iyo horumar. Waxaa nalagu qasbay dagaalkan. “Waan guuleysan doonnaa,” ayuu yidhi Abiy Ahmed.
Xigasho: Barre Cali Qaajo.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles