Hargeisa
clear sky
25.2 ° C
25.2 °
25.2 °
45 %
12.3kmh
4 %
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
Wed
31 °
spot_img
Saturday, September 26, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMekelle Iyo Waqooyiga Oromia Oo Dusha Laga Duqeeyay.

Mekelle Iyo Waqooyiga Oromia Oo Dusha Laga Duqeeyay.

_______
Jabhada ka wada dagaalka Goonu u goosadka deegaanka Oromiya ee loo soo gaabiyo OLA ayaa lagu duqeeyey bariga gobolka Walaga ee deegaanka Oromiya.
Jabahaddani ayaa dhaq dhaqaqyo ciidan iyo isbalaarin kawaday deegaanka waloo ay is wajahayeen Ciidamadda Gaarka ee Oromiya oo garab ka helaya kuwa Federalka.
Dhanka kalle magaaladda maqale ee xarunta u Ah TPLF ayaa mar kalle maanta wajahday duqeymo Kooban waloow aan la shaacin qasaaraha ka dhashay.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles