Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMuqdisho: Wiil Iyo Gabadh Walaalo Ah Oo Isku Goob lagu Wada Dilay.

Muqdisho: Wiil Iyo Gabadh Walaalo Ah Oo Isku Goob lagu Wada Dilay.

Sakariye Maxamuud Kalafoge iyo Sawdo Maxamuud Kalafoge oo ah labo walalo ah da’ ahaana isku xigay ayaa caawa mar qudha geeriyooday, ka dib markii ciidano wadada marayey rasaas ku fureen Mooto ay saarnaayeen oo maraysay Isgoyska Dabka
Zakariye iyo Sawdo xilliga ay rasaastu Haleeshay ka yimid Cusbitalka Yardameli kuwaas oo casho usoo iibiyaan gabadh ugu foolaneysay Cusbitaalka Yardameli sida wararku sheegayaan.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles