Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized"Somaliland Wax Taageero ah Uma Muujin Dawladda Federalka Itoobiya" Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL

“Somaliland Wax Taageero ah Uma Muujin Dawladda Federalka Itoobiya” Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL

Mdaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cagjar ayaa todobaadkii hore booqasho ku yimid Magaalada Hargeysa isaga oo la kulmay Madaxweyne Biixi, waxa rasmiga ah ee ay ka wada hadleena lama shaacin oo aan ka ahayn iskaashiga labada dal ee dhinaca ammaanka, dhaqaalaham iyo isdhexgalka.

Siyaasiyiinta wax falanqeeya ayaa aaminsan in Mustafe Cgjar u yimid Hargeysa sidii Biixi u taageeri lahaa Dawladda Federaalka ee itoobiya  dagaalka ka dhan ah TPLF.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Ciise Kayd oo u waramayay Bbc Qaybteeda Afrika la hadasha ayaa beeniyay Wararka sheegaya in ay Somaliland taageero u Muujisay Dawladda Federaalka Ethiopia Dagaalka ay kula jirto TPLF.
Waxa uu xusay in aanay somaliland faro gelinayn arrimaha Gudaha ee dalka Ethiopia oo ah saaxiib ku dheer Somaliland, wakhtigii dawladii Siyaad Barre ay duqaymaha ka geysanaysay Deegaanada Somaliland Marti gelisay maatadii ka qaxday Dalka.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles