Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMaalinta Xasuuqa Aduunka Somaliland Maxay ka Tidhi?

Maalinta Xasuuqa Aduunka Somaliland Maxay ka Tidhi?

dawladii Taliskii siyaad Barre waxa uu geyiga Jamhuuriyadda Somaliland ka geystay Xasuuq, gaar ahaan, dabayaaqadii iyo sideetamaadkii iyo bilawgii sagaashamaadkiidkii.

Iyada oo maanta ay tahay maalinta caalamka laga xuso karaamada dadkii ku dhintay xasuuqyadii adduunka ka dhacay ayay xukuumadda Somaliland warkan oo lagu baahiyay bogga wasaaradda arrimaha dibada kasoo saartay lagu yidhi sidan:
“Somaliland waxa ay xustaa kumannaankii qof ee aan waxba galabsan ee la xasuuqay muddadii uu jirtay Taliskii Siyaad Barre. Jamhuuriyadda Somaliland waxay xaqiijinaysaa inay ka go’an tahay inay ku biirto dedaallada lagula dagaalamayo, lagagana hortagayo dhammaan colaadaha sababa xasuuqyada”.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles