Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedDeg Deg: Maxamed Cumar Carte oo Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa.

Deg Deg: Maxamed Cumar Carte oo Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa.

Maxamed Cumar Carte waxa Lagu xidhay Baasaaboorka Diblomaasiga ah Ee Soomaaliya?
Ra’isal Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa lagu hakiyay, Laguna xidhay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa.
Siyaasigan ayaa Lagu Waraystay, ka dibna lagu xidhay Saldhig ku yaala Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa, ka dib markii sida la sheegay uu kaga soo degay Baasaaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya.
Xukuumadda Soomaaliland ayaan ogolayn in dalka Lagu Soo Galo Baasaaboorka Diblomaasiga ah Soomaaliya.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles