Hargeisa
clear sky
22.8 ° C
22.8 °
22.8 °
57 %
10.6kmh
3 %
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
Wed
31 °
spot_img
Saturday, September 26, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedCiidamada Maraykanka ayaa Hubka LASER-ka Ku Garaacay Marinka Cadmeed.

Ciidamada Maraykanka ayaa Hubka LASER-ka Ku Garaacay Marinka Cadmeed.

Sida laga soo xigtay Ciidamada Bada Maraykanka ayaa waxaa ay hubka khatarta ah ee Laser ay ku garaaceen goob ay doonayeen, iyaga oo maraya dhul u dhaw Somaliland, Ethiopia iyo Djibouti.
Hubkan Laserka ah, ayaa tababar ahaan loogu furay buur ku taala gudaha Badda Gacanka Cadmeed.
Hubkan ” Laser” ayaa leh awood dheeraad ah, oo ah 100kiliwatt range,waxana markii ugu horaysay uu Maraykanka tijaabiyey hubkan oo ku cusub caalamka sanadkii 2014.
Laserkan ayaa waxa uu baabiyaa diyaaradaha, diyaaradaha aan la wadin ee drones, iyo diyaaradaha wax basaasa.
Waxa Diyaariyay Axmed Adan
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles