Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedShirweynaha 4-aad ee Xisbiga UCID.

Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga UCID.

Shirwaynaha  4-aad Xisbiga Ucid ayaa ka socda Magaalada Hargeysa. Shirkan oo in muddo ah ba qabanqaabadiisu socotay waxa ay maanta ahayd shirweynihiisii.

waxaa ka soo qaybgalay ergooin badan oo ka kale yimi Gobolada somaliland iyo wadamada dunida. Shirweynahan ayaan lagu dooran doonaa dhammaan hoggaanka xisbiga hoggaamin doona. Guddoomiyaha, ku xigeenadiisa iyo Musharrax madaxweyne.

Shirweynahan waxaa sidoo kale ka soo qayb galay xubno ka socda Labada xisbi Qaran Kulmiye iyo Waddani.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles