Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Friday, September 25, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized"Xeer 14 Aniga Ayaa la ii Sameeyay in la igala Dagaalamo Madaxwaynenimo." Faysal Cali Waraabe

“Xeer 14 Aniga Ayaa la ii Sameeyay in la igala Dagaalamo Madaxwaynenimo.” Faysal Cali Waraabe

Isniin, (Hargeysa 20-12-2021)-Shirweynahii 4-aad ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee UCID ayaa ka socda Magaalada Hargeysa. Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa ka jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xilligii xornimada Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidii ay u luntay xornimadii Somaliland kadib markii ay la midoobeen dawladdii Koonfur ee Talyaanigu gumaysan jiray. Guddoomiyaha ayaa ku dheer taariikhdii Somaliland soo martay.

Guddoomiye Faysal waxa uu ka hadlay doorashada ka dhici doonta dabayaaqada sanadka 2022. isaga oo Madaxweyne biixi ku dhaliilay dib u dhaca ku imaan kara doorashada.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles