Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedTPLF oo Laga Qabsaday Deegaano Istaraatiji ah iyo Wararkii ugu Danbeeyay ee Dagaalka

TPLF oo Laga Qabsaday Deegaano Istaraatiji ah iyo Wararkii ugu Danbeeyay ee Dagaalka

Isniin, (Lalibe 20-12-2021)– Dawladda Federalka Itoobiya ayaa maalmahan ba guulo ka gaadhaysay dagaalka ay kula jirto fallaagada TPLF.
24 saac kadib marka ay dawladu xaqiijisay gacan ku haynta magaalada Taariikhiga ee Lalibe waxaa maanta booqday masuulyiin socday xukuumadda ethiopia.
Demoqan mekonan Raysul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arimaha dibadda oo ay weheliyaan wasiirka Nabadda Saraakiil Ciidan ku iyo masuuliyiin kalle ayaa ka soo muuqday mid kamidda Kaniisadaha ay caanka ku tahay magaaladani kuwaasoo sawiro ku soo galay.
Sida muuqata TPLF ayaa dagaal aan dhiig ku daadan ku qabsatay magaaladani waloow goobaha u dhaw dhaw uu ka socday dagaalo xoogan dibna looga saaray kooxda TPLF.
https://youtu.be/Wjx23Nuc0Mk
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles