Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaDad ay Soo Badbaadiyeen Ciidanka Dabdamiska Jamhuuriyadda Somaliland.

Dad ay Soo Badbaadiyeen Ciidanka Dabdamiska Jamhuuriyadda Somaliland.

sida Ay Baahisay Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska Somaliland.
Dalxiisayaal gaadhayay 15 oo saarnaa Bas ayuu baskii kaga ciladoobay duleedka galbeed ee magaalada Berbera , iyagoo ilaa shalay ilaa xalay ku sugnaa goobtaas, waxaanay soo dalbadeen lambarka gurmadka degdega ah ee ciidanka Dab-demiska 990.
Intaa kadib ciidamada Dab-demiska Berbera ayaa gurmad u fidiyay, waxaanay gaadhigaa iyo rakaabkii saarnaa gaadhsiiyeen magaalada Berbera. Sidoo kale ciidanka ayaa biyo iyo sahay kale u sii qaaday goobtaasna ugu geeyay.
Ciidanka Dab-demiska ayaa had iyo goor ka hawlgalada gurmad kasta oo u baahan samatabixin iyo badbaadin.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles