Hargeisa
clear sky
22.8 ° C
22.8 °
22.8 °
57 %
10.6kmh
3 %
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
Wed
31 °
spot_img
Saturday, September 26, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
SomalilandMaxaa Ku Cusub Miisaaniyadda Sanadka 2022, Se Intee Ayay Ka Badantahay Miisaaniyaddii Hore

Maxaa Ku Cusub Miisaaniyadda Sanadka 2022, Se Intee Ayay Ka Badantahay Miisaaniyaddii Hore

(jimce, 07-January-2022)-Miisaaniyadda Qaranka Jamhuuriyadda Somliland ayaan weli laga doodin sanadkan 2022, iyadoo ay ahayd in la ansaxiyo 1-janauray 2022. Odoroska Miisaniyadda 2022 ayaa ka kooban $ 403,723,947. Odoroska miisaaniyadda 2022 ayaa ka kooban miisaaniyadda dawladda dhexe, miisaaniyadda dawladda hoose, miisaaniyadda deeqaha madaxa banaan sida deeqaha caalamiga ah, Sanduuqa SDF, GPLG.

miisaaniaydan ayaanay weli ka doodin baarlamaanka somaliland. Wasiirka Maliyadda Sacad cali shire oo miisaanaiyadan u soo gudbiyey golaha wakiilada todobaadkii hore ayaa laga waydiiyey suaalo tira beelay, gaadhayana 80 su’aalood.

miisaaniyaddan ayaa korodhkeedu aad uga sarreeyaa marka la barbar dhigo miisaaniyaddii kal hore 2021.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles