Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaShirkadda DP World inay Dhibaato wadanka ku abuurto ma ogolin" Wasiirka Ganacsiga Somaliland.

Shirkadda DP World inay Dhibaato wadanka ku abuurto ma ogolin” Wasiirka Ganacsiga Somaliland.

(isniin, 10-01-2021)-Waxaa maalinkiisii 10-naad xidhan dekedda Berbera, oo ganacsatadu aanay wax alaaba ka soo qaadan dekedda. taasina waxaa sababay Shirkadda DP World oo is maandhaafay tacrifadda laga qaado ganacsatada. kadib kulan dheer oo ay wada qaateen wasiirka ganacsiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo ganacsatadu ayaa laysku afgartay in alaabta dekedda taala la soo raro.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles