Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
GanacsigaKa Ganacsiga Beeyada Somaliland oo aad u sii kordhaya

Ka Ganacsiga Beeyada Somaliland oo aad u sii kordhaya

Warbixin dhawaan ay soo saartey Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayey ku sheegtay in ka ganacsiga beeyadu ay noqotay ganacsiga labaad ee ku xiga dhoofinta xoolaha nool oo taariikhiyin Somaliland ay caan ku tahay. Beeyadan oo intooda badan ka soo go’da gobolka Sanaag ay loo dhoofiyaa suuqyo cusub oo ay ku jiraan dalal ka mid ah Europe halka markii hore ay ku ekeyd dunida Carabta oo qura.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles