Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedBaaq Nabadeed Colaada Boosaaso Cumar Cabdishariid Sharmaake Ra'iisal Wasaarihii hore ee Somaaliya.

Baaq Nabadeed Colaada Boosaaso Cumar Cabdishariid Sharmaake Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaaliya.

Arbaca, (Boosaaso, 22-12-2021)-Cumar Cabdishariid Sharmaake (RW hore) , Cabdiweli Gaas (RW/Madaxweyne hore) iyo Cabdiraxmaan Faroole (M/weyne hore) ayaa warkan kasoo saaray colaada Boosaaso.
Dhamaan dhinacyada ayay ugu baaqeen joojinta dhaqdhaqaaqyada ciidan, si wada hadalada waqti loo siiyo iyo Ilaalinta Midnimada wadajirka Puntland, dagaalka maanta ayay sheegeen in uu dhaawacay niyadda guud ahaan dadka Soomaaliyeed.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles