Hargeisa
overcast clouds
23 ° C
23 °
23 °
59 %
7.9kmh
100 %
Fri
33 °
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
spot_img
Friday, September 25, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedBoqor Buur Madaw oo Kamid Noqonaaya Guddida Soo Xulaysa Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Boqor Buur Madaw oo Kamid Noqonaaya Guddida Soo Xulaysa Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa goor dhaweyd ka degey Muqdisho.
Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka, xubno ka tirsan xukuumadda, Baarlamaanka iyo Siyaasiyiin Mucaarad ah ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde.
Waxa uu Boqor Buur Madoow u tagay Muqdisho ka qayb Galka Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Soomaaliya ee xubnaha Dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland kuwaas oo ay dbawaan dhacayso Doorashadoodu.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles