Hargeisa
scattered clouds
19.7 ° C
19.7 °
19.7 °
87 %
3.6kmh
45 %
Thu
27 °
Fri
28 °
Sat
29 °
Sun
28 °
Mon
25 °
spot_img
Thursday, October 15, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
City Hall NewsCiidanka Dabdamiska Somaliland oo Damiyey Dab qabsaday Guri Ku Yaala Xaafadda Sheed-dheer.

Ciidanka Dabdamiska Somaliland oo Damiyey Dab qabsaday Guri Ku Yaala Xaafadda Sheed-dheer.

Dab qabsaday guri Jiingad ah oo ku yaala xaafada Sheed dheer ee magaalada Boorama oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen.
Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa, waxaana ciidamaduka badbaadiyeen guryo kale oo da ,mana Jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay.
Ciidanka Dabdamiska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa inta badan ku hawlan daminta dadka qabsada goobaha ganacsi, guryaha la degganyahay, badbaadinta cidda ku xanninabta meel iyo xayawana qaar ku dhaca meeel halis ah oo ay soo samata bixiyaan.
Ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland in ay ka digtoonaadaan wax kasta oo keeni ama sababi kara dab.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles