Hargeisa
scattered clouds
26.4 ° C
26.4 °
26.4 °
42 %
2.7kmh
29 %
Thu
26 °
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaCiidanka Federaalka Itoobiya ayaa L Wareegay Magaalada Woldia.

Ciidanka Federaalka Itoobiya ayaa L Wareegay Magaalada Woldia.

Ciidamada Dawlada ethiopia ayaa la wareegay magaaladda muhiimka ee woldiya.
Ciidamada Huwanta ayaa dhawr jiho ka weeraray magaalada weldiya kadib dagaalo culus oo ka dhacayay agagaaraha magaaladaasi maalmihii ugu dambeeyay.
Dagaalkan u dhaxeeya Ciidanka Federalka Itoobiya iyo Ciidanka Fallaagada TPLF ayaa saddexdii bilood ee u danbeeyey ahaa mid labaduba ku hoobteen. taas oo sabab noqotay in Raiisal wasaare Abey uu dagaalka ka qayb qaato si ciidankiisa uu niyadda ugu dhiso.
Dawladda ayaa sheegtay guusha ay ka gaadheen TPLF waxaana ay wacad ku mareen inay sii wadi doonaan hawl galka ka dhanka ah TPLF
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles