Hargeisa
scattered clouds
19.7 ° C
19.7 °
19.7 °
87 %
3.6kmh
45 %
Thu
27 °
Fri
28 °
Sat
29 °
Sun
28 °
Mon
25 °
spot_img
Thursday, October 15, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaMusharax Madaxweynaha Somaliland Cirro oo u dhoofay Ethiopia

Musharax Madaxweynaha Somaliland Cirro oo u dhoofay Ethiopia

Guddoomiyaha mucaaradka ugu weyn ee Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi Cirro ayaa u ambabaxay dalka Ethiopia ka dib mark u casuumad rasmi ah ka helay Raisal Wasaaraha Ethiopia, Aby Ahmed.

Lama oga ujeedada safarkiisa, laakiin waxuu ku soo beegmayaa maalin ka hor markii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo noqday dalkaasi Ethiopia, halkaasi oo uu kala kulmay madaxa dalkaasi Aby Ahmed.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles