Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
City Hall NewsDawladda Hoose ee Hargaysa ayaa Soo Qabqabatay Alaabo Duug ah oo aan Caafimaadka dadka u Wanagsanayn

Dawladda Hoose ee Hargaysa ayaa Soo Qabqabatay Alaabo Duug ah oo aan Caafimaadka dadka u Wanagsanayn

Dawladda Hoose ee Magaalada Hargeysa ayaa bilaabay ololaha soo ururinta weelka iyo maacuunka aan u wanaagsanayn badqabka caafimaadka shacabka ee ay  istcimaalaan cuntadana ku diyaariyaan maqaayadaha shaaha iyo hudheelada cuntadu.

hawlwadeenada dawladda hoose ayaa dhexqaaday suuqyada magaalada Hargeysa si toosana u gelaayey meelaha cuntooyinka lagu sameeyo, iyaga oo weelka si toosa gacantooda ugu ee gaayey.

Dawladda Hoose waxay maamushaa ilaalinta fayadhawrka iyo caafimaadka dadweynaha, waxaanay leedahay qaybta fayadhawrka caafimaadka oo uu u furanyahay xafiis dhan. Xafiiskanina waxa uu maamulaa waaxyaha dhammaan degmooyinka ku yaala magaalada Hargeysa. Degmada Magaalada Hargeysa waxay ka koobantahay 8 degmo oo kale ah Degmada maxamed mooge, Degmada Maxamuud Haybe, Degmada Axmed dhagax, Degmada Gacan libaax, Degmada Ibraahim Koodbuur, Degmada 26-Juun, Degmada Macalim Haaruun, iyo Degmada 31-May.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles