Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
City Hall NewsDawladda Hoose iyo Tagsiilayaasha Magaalada Hargeysa oo Loo Garnaqaayo.

Dawladda Hoose iyo Tagsiilayaasha Magaalada Hargeysa oo Loo Garnaqaayo.

bilawgii bishan Novembar ayayd markii dawladda hoose cashuur dheeraada ku soo rogtay Tagsiilayaasha Magaalada Hargeysa, lacagtaas oodhan 180,000 oo shiling Somaliland sanadkii. Halkii sanadkii laga qaadi jiray 60,000kun oo shilin somaliland.

Cashuurtan Maayraku ku dhawaaqay ayaa keentay buuq badan iyo mudaaharaaddo ay ka keeneen tagsiilayaasha Magaaladu.

Guddi ay samaysteen tagsiilayaashu oo todobaadkii hore la hadlay warbaahinta magaalada Hargeysa ayaa yidhi,”Maayarku nala ma hadlin, oo ilaaladiisu nooma ogolaan inaan la kulano”.

aakhirkii dawladda hoose waxay bilawday cashuurtii, waxaanay tagsiilayaashiina cabashou gudbiyeen Guddida Dacwadaha Cashuuraha Somaliland ka garnaqda.

guddidaasinna waxay Maanta oo Axada soo saareen waraaq ay ku hakinayaan cashuurtaas dawladda hoose ku soo rogtay tagsiilayaasha.

waraaqduna waxay u qornayd sidan;

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles