Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedDawladda Saudi Arabia Oo Ajanabi Badan Siinaysa Dhalasho.

Dawladda Saudi Arabia Oo Ajanabi Badan Siinaysa Dhalasho.

Sacuudiga ayaa dhalasho siiyay dad badan oo ajaaniib ah, kuwaas oo lagu tilmaamay in ay yihiin dad howlkar ah, sida lagu qoray Wakaaladda Wararka ee Dowladda.
Tallaabada waxaa loo arkaa in ay isbedel wayn ku tahay shuruucda boqortooyada ee ku wajahan ajaaniibta ka shaqeysta dalkaas.
Sacuudi Carabiya – si la mid ah dalalka kale ee Gacanka – wuxuu ku tiirsan yahay shaqaalaha ajaaniibta ah, illaa 50-kii sano ee la soo dhaafay.
Waxay ka shaqeeyaan qeybaha kala duwan ee ganacsiyada, balse kuwa yar oo ka mid ah ayaa helo degganaansho-joogto ah ama dhalasho.
Hadda, tiro dad ah oo aan la cayimin ayaa la siiyay dhalashada, sida lagu qoray warbaahinta dalkaas, waxaana lagu xushay howlkarnimadooda iyo xirfaddooda.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles