Hargeisa
scattered clouds
26.4 ° C
26.4 °
26.4 °
42 %
2.7kmh
29 %
Thu
26 °
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedFadhigii 82aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland

Fadhigii 82aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland

Fadhigii 82aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Warbiximo Lagaga Dhegeystay Qaar Ka Mida Golaha Wasiirrada.
Fadhigii 82aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa war-biximo lagaga dhagaystay Wasiirrada Wasaaradaha, Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
Waxaana goluhu ka wada hadlay arrimaha xoojinta amniga Dalka oo goluhu dood dheer ka yeeshay. Sidoo kale goluhu waxa uu lafo-guray dardar-gelinta siyaasadda arrimaha dibedda iyo xidhiidhka caalamiga ah.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles