Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaGaadiidka Yar-yar iyo dhibaatooyinka halista ah ee ay kala kulmaan Bulshada!

Gaadiidka Yar-yar iyo dhibaatooyinka halista ah ee ay kala kulmaan Bulshada!

(Axad, 09-01-2022)-Magaalada Hargeysa waxaa ka shaqeeya baabuurta yaryar ee loo yaqaano tagaasida. Gaadiidkan yaryar ayaa door muhiima kaga jira isu socodka dadweynaha ee magaalada. Waxaa magaalada Hargeysa laga isticmaalaa habka Online-ka ah oo lagu dalban karo adeegga baabuurta yaryar, waxaa ugu horreeya labada shirkada kood ee kala ah Dhaweeye iyo Sahal.

berigii hore dadweynuhu waxa ay raci jireen gaadiidka dadweynaha ee basasku ay kamidka yihii. Waxaa iyana jiray baabuur yaryar oo loo adeegsan jiray tagaasi ahaan, walaw aanay dadka in badani raaci jiray laba sababaood awgeed: dadka oo aan baranin raacista tagaasida maadaama ay helayaan basas goor walba shaqeeya, iyo qiimaha xilligaas lagu raaci jiray tagaasida oo qaali ahaa,

haddaba waxaa beryahan soo baxay adeegyada casriga ee la jaanqaadaya tiknoolajiyadda casriga, kuwaaas oo laga dalban internetka ama hab online ah. tagaasidan yaryari wxy adeega ay bixinayaan kale kulmaan caqabado badan oo ka soo waajaha bulshada ay u shaqaynayaan.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles