Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized“Golahani eedaaas Dhinacna kama aha, Denbibaana ka Ratibmaya", Xildhibaan Mukhtaar Qaran.

“Golahani eedaaas Dhinacna kama aha, Denbibaana ka Ratibmaya”, Xildhibaan Mukhtaar Qaran.

Xildhibaan Mukhtaar Maydhane oo ka tirsan Golaha wakiilada ayaa si weyn uga soo horjeestay waraaq Xeer ilaalinta ka soo baxday oo tilmaamaysay in Cabdimaalik MuuseColdoon  dhibane u yahay Golaha wakiilada.

“Golahani eedaaas Dhinacna kama aha, denbibaana ka ratibmaya in cid aanaan eedayn layska yidhaahdo waad eedayseen”, ayuu yidhi xidhibaanku isaga oo warbaahinta la hadlaaya.

Waxa uu sii raaciyey, haddii Gole dastuuri lagu sheegi karo inuu eedeeyey cid aanu eedayn bal dad weynahana maxaa ka dhex dhici kara tolow?.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles