Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedGuddoomiyaha Cusub Ee Waddani Xilkii La Wareegay.

Guddoomiyaha Cusub Ee Waddani Xilkii La Wareegay.

Waxa ay ii tahay sharaf iyo guul taariikheed oo siyaasaddeed in aan ibo-furo sawir saaxadda siyaasadda Jamhuuriyadda Somaliland ku cusub oo ah: Jeexista jidka Dimuquraadiyadda ee Xisbiyadda Qaranka Somaliland ka dhisan.
Saaka waxa aan si rasmi ah Xilkii Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ugu wareejiyey Guddoomiyaha Cusub ee Xisbiga oo lagu doortay Shirweynihii 2aad ee dhacay 15-16 Nov 2021, anniga oo u rejaynaya Guddoomiyaha Cusub in uu Alle ku asturo Hoggaaminta Xisbiga.
Allaa Mahd leh
Cabdiraxmaan Cirro.
Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI.” Guddoomiyihii Hore ee Waddani
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles