Hargeisa
scattered clouds
26.4 ° C
26.4 °
26.4 °
42 %
2.7kmh
29 %
Thu
26 °
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedGuddoomiyaha Degmada Maxamed Mooge oo iska Iscasiley Xilkii.....

Guddoomiyaha Degmada Maxamed Mooge oo iska Iscasiley Xilkii…..

Tobabaraha Naadiga Waxool ee Magaalada Hargeysa, kofindhe ayaa iska casilay xilkii tobabarenim kadib markii loo magacaabay guddoomiyaha degmada Maxamed Mooge. waxaanu bartiisa Facebook ku qoray qoraalkan.
“29 May 2021 waxa lay magacaabay tababaraha kowad ee naadiga Waxool. Shaqo adag dadaal badan iyo guulo taariikhiya waxan caawa si rasmi ah shaqadii macalinimo uga tagay kooxda waxool. Maadama bishii Sept 2021 horaanteedii lay magacaabay xilka gudoomiyaha degmada M.Mooge, waan jeclaa inaan sii wado shaqadaas.
Waxan u mahadnaqa wasaradii xilkaas ii magacowday maamulkii kooxda ciyaartoygii iyo taageerayaashii. Waxan idiin rajaynayaa guulo kale oo waawayn insha allah.” Ayuu ku soo koobay hadalkiisa.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles