Hargeisa
scattered clouds
19.7 ° C
19.7 °
19.7 °
87 %
3.6kmh
45 %
Thu
27 °
Fri
28 °
Sat
29 °
Sun
28 °
Mon
25 °
spot_img
Wednesday, October 14, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaGudd. Faysal oo tahniyad u diray ciidanka, kana hadlay xaaladda siyaasadda dalka ee murugsan

Gudd. Faysal oo tahniyad u diray ciidanka, kana hadlay xaaladda siyaasadda dalka ee murugsan

Guddomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa tahniyad u diray ciidanka qaranka oo sanadguuradoodii 28aad u dabaaldegaya. Waxaa kale oo uu guddoomiye Faysal fariin u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi isagoo u sheegay inaanuu ku dhaqaaqin arrimo wax u dhimi kara geeddi socodka dimuqraadiyadda & sumcadda qaranka.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles