Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedHalkee Lagu Fulinaya Xukunka Dilka Ah ee Lagu Riday Askar Ka Tirsan AMISOM

Halkee Lagu Fulinaya Xukunka Dilka Ah ee Lagu Riday Askar Ka Tirsan AMISOM

Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo xadhig kaas oo dhawaan lagu riday askartooda.
AMISOM waxay sheegtay in askartan lagu helay dambiga ah in dad rayid ah ay ku laayeen deegaanka Golweyn ee Shabeellaha Hoose.
AMISOM ayaa sidoo kale sheegtay in askartan dib loogu celin doono dalka Uganda halkaas oo lagu fulin doono xukunada kala duwan ee lagu riday.
BBC
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles