Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
City Hall NewsHorumarinta Dawladda Hoose ee Hargeysi Waddo.

Horumarinta Dawladda Hoose ee Hargeysi Waddo.

Intii Maayar Cabdikariim Axmed Mooge qabsaday maayarnimada Dawladda Hoose ee Hargeysa, waxaa socda dhaqdhaqaaqyo lagu horumarinaayo Dawladda Hoose ee Magaalada Hargeysa.

Dawladdan hoose ayaa la soo dooray  31-kii May 2021. Waxaanay beddelen dhiggoodii ka horreeyey oo iyana qabsaday 2011.

Maayar Mooge wax uu la kawsady caasimad waddooyinkeedu burbursanyihiin iyo dadweynaha oo aad uga cabanaaya adeeg xumada ay kale kulmaan dawladda hoose.

Masuuliyiinta Dawladda Hoose waxa ay dhagax dhigeen waddooyin badan iyo xarumaha Dawladaha Doose ku yeelan doonaan degmooyinka qaar. Bishii Noovembar waxa ay dawladda hoose dhagax dhigtay xrunta Dawladda Hoose ee Koodbuur, Maantana waxaa la dhagax dhigi doona xarun ballaadhan oo si heer sarre ah loo casriyeeyey oo loo dhisi doono Degmada Maxamuud Haybe.

Nashqadda Xarunta Dawladda Hoose ku yeelan doonto Degmada Maxamuud Haybe ayaa lagu baahiyey Baraha bulshada gaar ahaan, page-ka dawladda hoose.

ugu danabayntii, waxaa socda mashaariic  horumarineed oo magaalada lagu wado oo ay fulinayso dawladda hoose. Dawladda hoose waxay wadda bannaynta wadooyin badan, dhismaha waddada afarta haad ah ee hor marta madaxtooyada, dhismaha waddo casriya oo dhinac marta maxkamadda iyo wadada Siiney. Sidoo kale, waxaa iyana la dhagax dhigay biriijyo casriya iyo buundooyin Baanka aduunku Maalgelinaayo oo dawladda hoose fulinayso.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles