Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedKhilaafkii Golaha Wakiiladda Oo La Dhamayn Kari Wayay.

Khilaafkii Golaha Wakiiladda Oo La Dhamayn Kari Wayay.

Isniin, (Hargeysa 20-12-2021)-Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maalmahan khilaaf soo kale dhexgalay. Waxaa laysku maandhaafay Xeerka Furista Axsaabta Siyaasadda Xeer number 14/2021.

Xeerkan ayaa looga danleeyahay in la qabto Ururo siyaasadeed oo ay ka soo dhex baxaan saddex xisbi Qaran oo majaraha u qaban doona siyaasadda Jamhuuriyadda.

Xeerkan cusub ayaa haddii uu meel maro waxa uu galaafan doonaa qaar kamid xisbiyaa Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo Ucid midkood.

Furista Ururada ayaa dastuurka Jamhuuriyadda Soomaliland jideeyey in tobankii sanaba hal mar la furo ururada.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles