Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMaalinta Aaas aaska Ciidanka Booliiska Somaliland.

Maalinta Aaas aaska Ciidanka Booliiska Somaliland.

Maalinta aas aaska ciidanka booliiska jamhuuriyadda Somaliland ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

Waana sanad guuradii 28-aad ee ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Booliiska oo sanadkiiba halmar la xuso. Waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,  Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed, Taliyaha Booliiska Somaliland Maxamed Aadan Dabagale, iyo saraakiil kale duwan oo ka socda Ciidanka Booliiska, masuuliyiin tiro badan oo a socda xukuumadda, masuuliyiinta xisbiga Kulmiye, marti sharaf ka socota beesha caalamka.

Sidoo kale,  Waxaa ka soo qaybgalay taliyayaasha Ciidanka Booliiska Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Somaali Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Maxamed Kaahin ayaa madasha ka hadlay waxaanu ugu horrayn hambalyeeyey ciidanka booliiska iyo shaqada ay u hayaan shacabka Somaliland. Isagoo bulshada ugu baaqay in ay la shaqeeyaan booliiska marka ay hawl-galka ku jiraan, ayna la soo socodsiiyaan wixii dhibaato  wada.

Waxa uu sidoo kale oo uu sheegay in wada shaqayn buuxda ay wada leeyihiin Ciidanka Booliiska Jabbuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaali Itoobiya. Iyaga oo ka wada shaqeeya in dadka danbiyada ka gaysta wadamadan in ay iska kaashadaan.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles