Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMadaxwayne Muuse Biixi Ayaa Qaatay Magacii Ugu Waynaa Ee Doorashada"Musharrax Cirro.

Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Qaatay Magacii Ugu Waynaa Ee Doorashada”Musharrax Cirro.

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro ayaa kulan ballaadhan u qabtay  dhammaan masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Wadamada Sweden, Finland iyo Denmark.

Musharrax Madaxweyne Cirro waxa uu ka hadlay xaaladda dalku ku suganyahay. waxa uu aad ugu dheeraaday xaaladda abaaraha soo noqnoqda. waxa uu guud ahaan ka hadlay xaaladda guud ee dalka. waxa uu sidoo kale ka warramay doorashooyinkii wadanka soo maray ee Golaha Wakiilada. “Doorashadaa aan soo marnay waxay noqotay doorashii ugu fiicnayd geeska afrika”, ayuu yidhi Musharrax Cirro.

waxa uu sheegay in doorashada Madaxweynenimo ay ku qabsoomayso wakhtigii loogu talo galay.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles