Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaMadaxweyne Biixi oo Booqasho ugu Tagay Suldaanka Guud ee Subeer Awal, Suldaan Xasan oo Xaalad Caafimaad u Jiifa CIsbitaalka Haldoor.

Madaxweyne Biixi oo Booqasho ugu Tagay Suldaanka Guud ee Subeer Awal, Suldaan Xasan oo Xaalad Caafimaad u Jiifa CIsbitaalka Haldoor.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo xaalad Caafimaad u jiifa Cusbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha ayaa Suldaanka iyo Guud ahaan Bulshada Somaliland ee Xanuunada u jiifa ugu duceeyey Caafimaad qab.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles