Hargeisa
broken clouds
18.6 ° C
18.6 °
18.6 °
89 %
3kmh
75 %
Thu
27 °
Fri
28 °
Sat
29 °
Sun
28 °
Mon
28 °
spot_img
Thursday, October 15, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaMadaxweyne Biixi oo Xilal Cusub Magacaabay.

Madaxweyne Biixi oo Xilal Cusub Magacaabay.

Wareegto Madaxweyne: 16/01/2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-805/012022 uu ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida Qandaraasyada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
UJEEDDO: MAGACAABID
Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa iyo Waaya-aragnimadiisa;
Markaan Arkay: Qodobka 18aad iyo Qodobka 21aad ee Xeerka Guddida Qandaraasyada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Xeer Lr. 82/2018;
Markaan Sameeyey: La-tashi;
Waxaan Go’aamiyay;
In Cabdicasiis Maxamed Xaashi Maxamed laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida Qandaraasyada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles