Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized"Madaxweyne Muuse Maaha Nin Ka Baqaaya Doorasho", Xoghayaha Xisbiga Waddani.

“Madaxweyne Muuse Maaha Nin Ka Baqaaya Doorasho”, Xoghayaha Xisbiga Waddani.

Ayaamahan waxaa aad looga hadlaayay xeer No.14 oo Parliament-kii hore ansaxiyay madaxwayne Muse-na dib u soo celiyay isagoo soo celintiisana sababeeyay. Waxaa jira xildhibaano madaxwaynaha ku dhaw oo ku doodaaya in soo celinta madaxwaynuhu sharci daro tahay xeerkana la faafiyo.
Xildhibaanadaasi waxay afka ka dhawrayaan inay yidhaahdaan madaxwaynuhu wuxuu sameeyay sharci jabin oo xeer dhaafay xiligii sharcigu siiyay ayuu soo celiyay. Anagu waxaanu u aragnaa inaanu madaxwaynuhu sharci jabin xiligii sharcigu siiyayna qoraalka soo celinta ku qoray qodobo dastuuri ahna uu cuskaday. Laakiin qolada xildhibaanada Kulmiye ee ku doodaaya madaxwaynuhu sharci jabin ayuu sameeyay waa inay sheegaan waxa ka dhalanaaya sharci jabinta madaxwaynaha intaanay xeerka ka hadal.
Dalka doorasho dastuuri ah ayaa ku soo waajahan Madaxwayne Muusana nin inuu doorasho galo ka baqaaya maaha inamada waxaanu u sheegaynaa inay doorashadaas u diyaar garoobaan oo madaxwaynaha cod u doonaan ururadana marka xiligooda la gaadho waa la furayaa oo waa sharci.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles