Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMarwo Milgo Sanbalooshe ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Buuni Dhaliilo Ujeedisay.

Marwo Milgo Sanbalooshe ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Buuni Dhaliilo Ujeedisay.

“Afhayeenka KULMIYE Buuni waa marfuucul-qalam, waxyaabaha uu ku hadlana aniga oo dumara ayaan ku hadal oo ka xishooda, xisbigayagana lama xaraashin ee si xor iyo xalaal ah ayaa lagu doortay XIRSI.
Waa ii farxad in aniga oo gabadh Ah aan qabto xilka guddoomiyaha xisbiga WADDANI, arintani waxa ay dhiirigalin u tahay haweenka dalka,”
Marwo Milgo Sanbalooshe kusimaha Gudoomiyaha xisbiga WADDANI.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles