Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMaxaa Kala Qabsaday Abiy Ahmed Iyo Haweenay Jidka Dhinac Fadhiday?

Maxaa Kala Qabsaday Abiy Ahmed Iyo Haweenay Jidka Dhinac Fadhiday?

Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa Xilli uu ku sii socday Xarunta Madaxtooyadda halacsaday Haweenay waayeel ah oo jidka dacal ka fadhida.
Gaadhigii ayuu istaajiyay isla markiiba waxa uu u tagay si uu u waydiiyo waxa ku dhacay, waxaanay ay u sheegtay in ay kelyo xanuun qabto oo uu socodku dhibayo, sidaasna ay kolba u nasato ilaa ay ka gaadhayso Gurigeedii.
Dabadeed xoogaa lacag ah ayuu siiyey waxaana uu amray in la qaado, lana Geeyo Gurigeedii.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles