Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedQaabkii Loo Doortay Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Iyo Xubnaha La Doortay

Qaabkii Loo Doortay Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Iyo Xubnaha La Doortay

Salaasa, (Hargeysa 21-12-2021)-Waxaa Maalinkiisii labaad ku jira shirweynaha xisbiga caddaaladda daryeelka ee UCID. Waxaa lagu dooran doonaa xoggaanka xisbiga.

dhacdada ugu muhiimsan  ee shirweynahani la gaaryahay waxaa ugu muhiimsan in Guddoomiye Faysal Cali Xuseen loo dortay guddoomiyaha xisba Ucid Markii afraad.

Faysal Cali Waraabe ayaa noqonaaya guddoomiyihii xisbi ee ugu mudada dheera Xisbiyada Jamhuuriyadda Somaliland soo mara, isaga oo noqday afar jeer guddoomiyaha xisbiga ucid.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles